![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
WELCOME TO HUKUN'S HOMEPAGE | |||||||||||||||||
![]() |
|||||||||||||||||
Waad salaaman tihiin dhamaan intiina soo booqatay page-kaan. waxaan ka cudurdaaranaynaa page-kan dhismo ayaa wali kasocda oo ma dhamaystirna markaa hadii ala idmo waxaan isku wadnaa inaan dhamaystiro mudo gaaban. Hadaba waxaad page-kan ka heli kartaan waxyaabo idinqancindoona hadii ala idmo waxaana kamid ah wararka ku saabsan Somalida iyo aduunkoo dhanba, waxaa kale oo aan idiinsoo tabin doona meelaha aad ka heli kartaan webpage-yada somalida oo dhan hadii ala idmo. Mahadsanidiin Xukun Ciise |
![]() |
![]() |
|||||||||||||||
Sawirka halkaan idiinka muuqda waa Xukun Ciise oo idinleh kusoo dhawaada page-kan oo aan ugu talagalay asxaabta iyo ahelda qurbaha kala jooga,. | |||||||||||||||||
My Favorite Links: | |||||||||||||||||
HUKUN'S FAMILY PICTURE | |||||||||||||||||
Somalitribune.com | |||||||||||||||||
SOMALINET | |||||||||||||||||
HUKUN'S HOMEPAGE | |||||||||||||||||
Wixii fariin iyo talo bixin ah halkaan noogu soo dir | |||||||||||||||||
Name: | Xukun Ciise | ||||||||||||||||
Email: | |||||||||||||||||
hukun10@hotmail.com | |||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||