Walaalayaal halkan waxaad ka daawan kartaan masawiro
laqaaday kadib dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya, kuwaas oo
aan ugu talo galay marka aad aragtaan inaad soo xasuusataan
dhibaatadii uu noogaystay dagaalkaasi inkastoo soomaalidu
horey ugu maahmaahday "Raad arooryo dib looma raaco"
hadana waa iga xasuusin.
Xaajiyad tuulooyinka katimid |