Masawiradan waxa ku jira hablo soomaaliyeed oo xiran
dharkii hidaha iyo dhaqanka kuwaas oo ahaa astaan
lagu garto haweenka soomaaliyeed ee daawasho wacan.