***Jaamacada Camuud***

(Amoud University)

Waxaynu daawan doonaa sawiradii aan ka soo qaaday xafladii loo qabtay Jaamiciyiintii ugu horaysay ee ka qalin jabisay Jaamacada Camuud xiligii 23-07-2003, Jaamiciyiintaas oo dhamayd 32 Jaamici.