Puntland
Hiiraan
Somali Archive / The Somaliland Page
Somali Forum
Somali (2000)
Somaliland
Somali-links
Somalia City Net
Somalia Country Profile
SomaliNet
Somali Online
Somalia LinkPage
Somalia Page (University of Indiana)
Somali Electronic Journal
Somalialand CyberSpace
Somaliland on the web
Waaberi Somali Cultural Homepage

Newsgroups & chat
SomaliSport
Somalia CyberSpace

Slamic Page
Excite Travel: Somalia

Somalia sports DK

Business and Turesimo DK
Somali Business ExchangeSomali Inter

asvfdsbgdgfnfn


BOGGA ISBOORTIGA

Boggaan waxaan ugu tala galay isboortiga somaliyeed meel kasta ay joogaan ineey ka helaan sawiro qaali ah si xasuustooda isboorti dib ugu soo celiso, waxii kale oo tala ah waxaad ku soo diri kartiin Emailkeyga waxaa kaloo amaan mudan leh horumarka ay ku talaabsadeen fanaaniinta soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan mudadii tobanka sano aheeyd ee la soo dhaafay

waa dhalinta reer kaambo

Bogga Dhalinta Reer Kaambo

degmada C/casiis waa degmo ugu qadiimsan 13ka degmo ee magaalada muqdisho Halka markii dambe xukinkii hore ku daray laba degmo, Degmadaas oo ku soo hirtaan dadka soomaaliyeed hadii ay ahaan laheyd kullamada isboorti ee ka dhaca garoonka kubada kollayga, k. miiska ,dabaasha ee.21 okt, /luujino, Kubada cagta ee isbartiibadii hore iyo xeebtii bilacsaneeyd ee Liido oo ay dad badani ay ku kulmi jireen oo somali iyo ajanabi ah, halkaa waxaa ka garan kartaa xadaarada ay leedahay Degmadan iyo dadkii ku noolaaba, waxaana halkaan ka heli kartaa sawiro ku saabsan qaar ka mid dhalinta (Reer Kaambo)

? Caruurta R.Kaambo

Caruurta Runtii waa hadiyad ilaahey xagiisa kaaga timid waana shey qaali ah waxaana soo raaca caafimaadka, dadka qaarna waxaa loogu daraa dhaqaale badan, Hadaba waalidiinta somaliyeed ee ku nool wadanka dibadiisa gaar ahaan kuwa ku nool dhulka gaalada ha ka fekiraan caruurtooda waqti ha siiyaan sida ey u bari lahaayeen diinka ilaahey noogu nimceeyey iyo cilmaga maadiga ah, aqlaaqdoodana ha wanaajiyaan

? Bogga xayawaanada Dalkeena Hooyo

Dalka soomaliya waxuu ka mid yahay dalalka aduunyada ugu qanisan markii laga eego xagga qeyraadka dabiiciga ah ee uu ilaahey subxaana qadir ku muteeystay bad iyo beriba, hadaba waxaa haboon in wadankeena uu helo aqoonyahano safka hore ka gala dadaalka dib u dajinta dalkeenii iyo wax soo saarka macdamaha dalkeena oo ey ka qatan yahiin shacabkii lahaa.

Bogga Rabadaan Kareem

Bogaan xaqiiqdii waxaan u furnay umadda soo maliyeed , iyadoo ay og yahiin iney waajib muqadas tahay bisha rabadaan in la soomo sida uu ilaahey subxaana qaadir ah noogu sheegay quraankiisa ayna wanaagsan tahay in laga faa'iideysto hadii uusan jirin wax kuu diidaya kheyrka ay leedahay bishaa uu ilaahey barekeeyey ma'aha shey an halkaan ku soo koobi karno ee qof kasta oo awooda yeesan ku dhaafin bishaan, wa bilaahi towfiiq.

Bogga Asxaabtayda

Bogaan waxaan u furay asxaabteydii hore iyo kuwii dambe, macruufadaasoo aan ku wada nooleen xaafadii C/casiis

Maalinta Xornimada Soomaaliyeed

Ummad waliba waxeey leedahay maalin taariiqi u ah si kastaba ha ahaatee hadii aanahay Umadda somaliyeed meel kasta ha joogto waxeey si aad ah u xustaa maalinta 1da Luulyo oo ah Maalin micno weyn ugu fadhiso U.Somaliyeed.

[ Yahoo! ] options

Guestbook by GuestWorld
<

Counter

See who's visiting this page.?View Page Stats
See who's visiting this page.

WALAALAYAAL WAXAA WALI KU JIRNAA DIB U HABEYNTA BOGAAN

Cabdi Bille Cabdi

sawirkaan waxuu tusaale u yahay, doorka weyn ee somalida ka qaadatay tartamada aduunka ee ciyaaraha fudud,dhowaan waxaa nooga qeyb galay saddex ciyaartooy tartankii olampiga ee sidny ee dalkaasi australia.


---Xiddiga Somaliyeed (SHEEKHA)--

Bogga Xayeeysiinta.

Fanaanka Sanadka 2000-2001