|
Walaalyaal ku soo dhawaada soomaaliya kadhiibo aragtidaada xaluhelida soomaaliya.Walaalyaal sidaad u ogsoontihiin dhibaatooyinka istaba jooga ah na haaysta wadanka soomaaliya kuda hiisa ama ama dibadaha.Sidee loo xalinkaraa, amase yaa xalinaaya.Umaleen maayo in qofkale xalinkaro amaba iskudayaayo xaluhelida soomaaliya. Waxaa xalin karaa kaliya shacabka soomaalida, ama haku noolaadeen wadanka gudihiisa ama qurbaha.Su,aal ubahan ina laga jawaabo, yaa umaqan soomaaliya? Yaalaga doonayaa in wax ka qabto xaluhelida soomaaliya? Maxaa laga qabankaraa? Jawaab soomaaliya cida umaqan ama la doonaayo in aay wax ka qabtaan waa shicibka soomaaliyeed meelkasto haku sugnaadaane. Waxaan dhalinta soomaaliyeed ku gobaabinayaa in aanu fadhiga ka kacno aan isdawa qabano sidaan si ma aha.Waxaa laga yaabaa in aan isweeydiino maxaan ka qaban karnaa xaaladan? Walaalyaal waxaan qabankarnaa wax kasto oo bini aadanku qabto ama qaban karo. Walaalyaal waa mas uuliyad na saaran qofkasto oo soomaaliyeed rag iyo dumar ba. Gaar ahaan aqoonyahanka,caaqilka,waxgaradka iyo intii kale wax fahmeeyso ama intii kale wax dareeymeeyso ama daqaneeyso.Walaalyaal aan isku deyno in aan wax wada qabsano isku duubnaan aan kala harlaheeyn. Walaalyaal yaanu kala hakranin wax ala wixii awood aan uleenahay. Walaalyaal waxaan rabnaa in aan suubino urur cusub ee dhaliyarada soomaaliyeed.Ee hadaba haka moognaan.Walaalyaal urukaan kama soo jeeydo Qabiil,Qolo,Koox ama shaqsi ee waa danaha guud ee wadankeena hooyo.Walaalyaal isku daya in aad noogu reebtiin meel aan niigala soo xariirno sida E_mail ama wax lamid ah. Waxaad nalaga soo xariiri kartiin www.groups.yahoo.com/group/soomaaliya ku dhaafa E_mail ladiina ama noo soo dira E_mail sufisafi@yahoo.se Waxaan ku soo gabagabeenayaa wasalaamu caleeykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu |
|