SOMALILANDWEB

 

GO BACK TO SomalilandWeb

 

 

trans trans
 

Maqaal Somaliland  Salvation Council    

Digniin !!

 

         Dhammaan dadweynaha Somaliland

 Ma ogyihiin dadweynaha Somaliland qaxootiga Jabuuti ( Djibouti) laga keenayo inay yihiin jab-hadii la dagaalami jirtay Jabhadda Canfarta Dad qaxooti ah oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland ma joogaan dalka Jabuuti (Djibouti ) . Hayadda u qaabilsan qaxootiga aduunka ( UNHCR ) ayaa ka cod-sadsatay madax-weynihii hore Eebe ha u naxariistee Egal in lagu soo celiyo dad qaxooti ah dalka Somaliland. Markaa Egal waxa uu u diray wafdi ( sannadkii 2001 ) inay soo xaqiijiyaan iritaas. Wafdigu waxa uu ogaaday iinanaay dad qaxooti ah oo u dhashay Somaliland aanay joogin dalka Jabuuti . Waxaanu wafdigu ogaaday in qaxootiga jooga Jabuuti uu yahay Jabhadii Ciise ee ladagaalami-jirtay Canfarta. Egal waxa uu u sheegay hayaddda Caalamiga ah ee qaabilsan qaxootiga inaan qaxooti u dhashay Somaliland joogin dalka Jabuuti (Djibouti ). Waxa hadaba isweydiin leh, qaxootigan soo baxay markii Egal geeriyooday waa maxay ?? Waxa hubaal ah oo la xaqiijiyey in dadkani aanay a hayn qaxoot u dhashay Somaliland oo ay yihhinn Jabhadii la dagaalami jirtay Canfarta taasoo dhan 24,000 oo ay ku jiraan dumar iyo caruuri Maxay uga jeeda madaxda Jabuuti arrintan ? Jawaabtu waxay nalatahay sidan: 

a)- In dadkan qaxootiga lagu sheegay lagu beero Somaliland .

 b)-In Jabuuti ( Djibouti ) ka fogeyso dhibaatada ay keeni-karaan xaga nabadgeliyada iyo xaga dhaqaalahaba. 

c)- In Maamulka Jabuuti ku fuliso dadkaasi siyaadisii joogtada ahayd ee ku salaysnayd khal-khalinta nabadgeliyada Somaliland iyo curyaaminta dhaqalaheeda. 

Su a’sha meesha ku jirtaa waxaa weeye: 

- Somaliland ma u bahantahay jabhad cusub oo ajnabi ah oo khal-khalisa horumarkeeda iyo nabadgeliyadeeda ?? 

Haddii ay jawaabtu tahay maya, maxaa qorsha ah oo arrintaa lagaga hortegayaa???? 

Miss Fatima Ali Secretary- Council London 

E-mail: somsalcouk@ hotmail.com

  ARTICLES


UNHCR starts refugee repatriations from Djibouti to Somaliland-

 

Kahin Trip Set to Improve Somaliland-Djibouti Relations

Opinions:

Widespread Disappointment With Riyale’s Visit To Djibouti

DJIBOUTI A FRIEND OR A FOE

 

 

 

 

Related articles

UNHCR starts refugee repatriations from Djibouti to Somaliland-

Kahin Trip Set to Improve Somaliland-Djibouti Relations

Opinions:

Widespread Disappointment With Riyale’s Visit To Djibouti

DJIBOUTI A FRIEND OR A FOE